Custom Search
     
Home
Profile
Gallery
Contact Us
Somali Music
Awdalnews
Aftahan
Allaybaday
BoramaNews
Caynaba
Dayniile
DhambaalNews
Somalilandnation
Gabileynet
Harowo
HiiraanOnline
Waaheen
Qaranexpress
Qarannews
HormoodNews
HalganNews
HadhwanaagNews
Lughaya
MaandeeqNews
Laasqoray
Redseaonline
Sanaagweb
SomalilandPatriots
Saylac
Golisnews
SomalilandEdu.
Smalilandembassy
Somalilandfuture
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Soomaaliweyn
Somalilandgov.
Somalielecdictionary
Somalilandcenter
Somalilandnews
Wardheernews
TogdheerNews
Waridaad
Waagacusub
Sooyaal
Hornafrik
Shabellenet
Somalilandadvice
LongliveSomaliland
Djiboutinet
Dalxiis
 
 
 
 

  Kowda Luuliyo oo laga xusay shalay Dalka Norway gar ahaan caasimada Oslo

OSLO (DSN) Xaflad aad iyo aad loo soo habeeyey oo lagu xusay kawda luuliyo maalintii somaliya Xornimadeeda buuxda iyo mida ay ka qaadatay gumaystaihii talyaaniga. xafladan waxaa ka soo qayb galay dadwaynaha somaliyeed ee ku kala nool magaalooyinka kala duwan ee dalka Norway .. ciyaal iyo ciroo-leba waxaa la guntis naa ama la lulaayay calankii quruxda iyo oqaayaha lahaa ee Soomliyeed ee hadda nasiib daro bilaa qaranka ah.. iyiakoo dad waynuhu ku heesayay heesihii wadaniga iiyo heestii qaranka iyo tii calnakba waxa ka muuqatay qiiro iyo oohin dadka qaar ka daaadanaysay..   ugu danbayn waxaay dadwaynuhu ku ducaynayeen In ILLAAHAY marlabaad qarannimaddii soomaliyeed iyo midnimaddii iyo is jacaylkii dadweynahan dhexyiilay ALLAH ku soo celiyo...anaguna DSN aaamiin baan leenahay

 










DSN Reporter Liiban Dirshe

 
 
   
 
   Home   About Us   Contact