Custom Search
     
Home
Profile
Gallery
Contact Us
Somali Music
Awdalnews
Aftahan
Allaybaday
BoramaNews
Caynaba
Dayniile
DhambaalNews
Somalilandnation
Gabileynet
Harowo
HiiraanOnline
Waaheen
Qaranexpress
Qarannews
HormoodNews
HalganNews
HadhwanaagNews
Lughaya
MaandeeqNews
Laasqoray
Redseaonline
Sanaagweb
SomalilandPatriots
Saylac
Golisnews
SomalilandEdu.
Smalilandembassy
Somalilandfuture
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Soomaaliweyn
Somalilandgov.
Somalielecdictionary
Somalilandcenter
Somalilandnews
Wardheernews
TogdheerNews
Waridaad
Waagacusub
Sooyaal
Hornafrik
Shabellenet
Somalilandadvice
LongliveSomaliland
Djiboutinet
Dalxiis
 
 
 
 

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiildada Somaaliland oo boqasho ku yimi Norway

OSLO-DSN-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiildada Somaaliland oo boqasho ku yimi Norway.

Oslo(jam) Waaxaa maanta ka soo degey Gegida Dayuuradaha magalada Oslo

Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimi dalka Norway.


Labadaas Xlidhibaan oo kala ah:

1 Prof. Moxamed Cumar Adan (Jiir)

2 Ahmed Moxamed Diriye (nacnac)

Xildhibaanadaasi waxaay ku yimadeen martiqaad rasmi ah oo ay u fidisay, dawlada Norway waxanayna la kulmi doonan hayado kala duwan oo ka tirsan hayadaha dawliga ah ee Norway iyo Jaaliyada Somaliland ee Dalkan Norway oo ay uga warami doonan xaalka uu maanta dalku ku sugman yahay .

Labadaas mudane waxaa ku soo dhoweyey Garoonka dayuuradaha ee Oslo

Gudida jaaliyada Somaliland , odyaal iyo wax garad ka tirsan jaaliyada, kuwaas oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland,Mudane Xuseen Adan Cadib.

Labada Mudane waxay caawa u sii gudbeen magalada Stavanger oo ay kulamo uga bilami doonan maalinta Isniinta ee bishani tahay 7da.

Source

Jamhuuriya Online

 








 

 
 
   
 
   Home   About Us   Contact