Home
Profile
Gallery
Contact Us
Somali Music
Awdalnews
Aftahan
Allaybaday
BoramaNews
Caynaba
Dayniile
DhambaalNews
Somalilandnation
Gabileynet
Harowo
HiiraanOnline
Waaheen
Qaranexpress
Qarannews
HormoodNews
HalganNews
HadhwanaagNews
Lughaya
MaandeeqNews
Laasqoray
Redseaonline
Sanaagweb
SomalilandPatriots
Saylac
Golisnews
SomalilandEdu.
Smalilandembassy
Somalilandfuture
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Soomaaliweyn
Somalilandgov.
Somalielecdictionary
Somalilandcenter
Somalilandnews
Wardheernews
TogdheerNews
Waridaad
Waagacusub
Sooyaal
Hornafrik
Shabellenet
Somalilandadvice
LongliveSomaliland
Djiboutinet
Dalxiis
 
 
 
 

 Warsaxaafadeed Xisbiga UCID uu soosaaray maanta

 Warsaxaafadeed

Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID) wuxu si mugleh u beeninayaa warka been abuurka ah ee lagu baahiyay bogaga internet-ka qaarkood ee sheegaaya in gudoomiyha xisbiga UCID Eng, Faysal Cali waraabe u Cambaareyay shaqaaqadii gadoodka mudaharaadyadii dhawaan ka dhacay degmooyinka Hargeysa qaarkood in ay ka dambeeyeen kooxaha impigati ah iyo siyaasiin dan leh.

Marnaba kama suurtowdo gudoomiyha dareenkii dhabta ahaa ee shacbiga ka yimid inuu u xanbaariyo gacmo dibadeed oo inoo Cadow ah.

Waxaa ka danbeeyay wararkan been abuurka ah cid ka xumaatay guushii xisbigu ka soo hooyay demintii shaqaaqada khaas ahaan gudoomiye faysal cali waraabe oo kaga masuugaya taageeradii uu shacbka ka helay damintii mashaqadan.

Waxa ay mashaqadaasi ka dhalatay bay’lahyo isbiirsaday oo ay ka mid yihiin biyo la’aanta, sicir bararka, shaqo la’aanta iyo kalsooni darrada ay bulshadu ka qabato xukuumadda maanta jirta.



Alla Mahad Leh

Afahayeenka Xisbiga UCID

Md, Xasan Xuseen Codyar



 
 
 
 
 Heesta Maanta Bulshada SL
 
 
   Home   About Us   Contact