Home
Profile
Gallery
Contact Us
Somali Music
Awdalnews
Aftahan
Allaybaday
BoramaNews
Caynaba
Dayniile
DhambaalNews
Somalilandnation
Gabileynet
Harowo
HiiraanOnline
Waaheen
Qaranexpress
Qarannews
HormoodNews
HalganNews
HadhwanaagNews
Lughaya
MaandeeqNews
Laasqoray
Redseaonline
Sanaagweb
SomalilandPatriots
Saylac
Golisnews
SomalilandEdu.
Smalilandembassy
Somalilandfuture
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Soomaaliweyn
Somalilandgov.
Somalielecdictionary
Somalilandcenter
Somalilandnews
Wardheernews
TogdheerNews
Waridaad
Waagacusub
Sooyaal
Hornafrik
Shabellenet
Somalilandadvice
LongliveSomaliland
Djiboutinet
Dalxiis
 
 
 
 

Burcad badeeda somalida oo markab japan laga leeyahay afduubtay

sida uu sheegay maareeyaha barnaamijka caawinaada arimaha bada ee kenya mr Andrew Mwangura koox burcad badeed somali ah ayaa xeebta somalia ka'afduubay markab laga leeyahay dalka japan sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP

markabkan oo uu kababanayey markabka dalka Panama laguna magacaabo MV Stella Maris ayey kooxdan burcad badeeda ah ka'afduubeen xeebta degmada calula ee gobolka bari ee maamulka puntland

dhinaca kale sarkaal katirsan maamulka puntland oo ayaa sheegay in 38burcad ah oo sixogoan uhubaysan ay markabkaasi ka'afduubteen biyaha gacanka cadmeed sarkaalkaasi waxa uu intaasi kudaray in maamulka puntland uu dusha kala socddo markabkaasi isla markaasina uu doonayo meesha ay kooxdan burcada ah markabkan latagaan

majirto wax dalab ah oo ay kooxda markabkan oo qaadikara 52'000 oo tone dalbadeen sidoo kale wali lama cadaynin dhalashada shaqaalaha markabkaasi saaran sida uu shegay mr Mwangura


markabkan waxaa mulkiyadiisa iska leh shirkad lagu magacaabo Turtel Marine shiping waxana maamusha shirkad lagu magacaabo MMS oo dalka japan kutaala

biyo badeedka somalia oo aanay jirin cid sitoosa isaga xilksaartay ilaalintooda ayaa lagu sheegaa kuwa ugu khatarta badan dunida oo dhan waxana sanadkii hore oo kaliya lagu afduubay 25markab

dhowaan ayey ahayd markii golaha amaanka ee qaramada midobay uu ansixiyey in dalkasta uu maraakib dagaal udiri karo xeebta somalia si loola dagaalamo burcada dhig miiratada ah ee aan kala soocayn maraakiibta bada gooshaysa haday yihiin kuwo somalia deeq uso sida iyo hadii ay yihiin kuwo bada marayaba .




 

 
 
 
 Heesta Maanta Bulshada SL
 
 
   Home   About Us   Contact